Siilaanyo: Waan Tageyreynaa Aqoonsiga USA ee Dowladda Soomaaliya

Moqadisho, (KON) - Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa u riyaaqay soona dhoweeyay tallaabadii Aqaansiga ee ay Dawlada Maraykanka ay siisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Siilaanyo: Waan Tageyreynaa Aqoonsiga USA ee Dowladda Soomaaliya

Siilaanyo waxuu hadalkaas ku soo aadiyey Khudbaddiisa Sanad laha ah waxuuna ka soo jeedinayay Baarlamaanka Somaliland, Siilaanyo wuxuu sheegay in Dawladiisu soo dhoweyneyso go’aanka Maraykanka uu ku Aqoonsaday Dowladda Soomaaliya.

Waxaa jira Dad Hadalo xun oo aan waxba ka jirin la waregaya Suuqyada Beenta lagu Daadiyo, “Anagu Kama xumin horumarka Aqoonsiga, xaasidna kuma nihin wax kasta oo ay ku gaarayaan Dadka Soomaaliyeed Nabad iyo horumar waan soo dhaweyneynaa,”bu Axmed Siilaanya yiri.

Keydmedia.Net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.