KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
B. Todd Jones ayaa dadkii uu gobtas kula kulmay ka shaki bixiyay warar dhawanahan Somalidu isla dhex maresay oo ahaa in dowlada Marekanka bilawday in ey dhageesto Telfoonada ay isku dirayan dadka Somalida ah, si loo helo war bixino dheerad ah.
“Sida sharcigu qabo la iskama dhageesan karo Talefoon aan qofka wata wax lagu tuhun saneen, ama la heen xog dhab ah oo mujineesa in qofkan daba gal lagu sameeyo, sidas oo jirta xataa waa in qoloyinka dhageesanaya qofkas ay cadeen mujineesa tuhunka ay qaban horgeeyan judge, kadibna uu u soo siiyo ogolasho in ay wadan karan baritankoda ku adan qofkas
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.