KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Labada nin oo ah walaalo ayaa da’dooda lagu sheegay 18 jir iyo 23 jir, waxeyna wadankaas ku noolaayeen 16 Sano.
Hay’adda sirdoonka ee wadanka Denmark ayaa sheegtay inay dabagal dheer ku haysay labadaan nin muddo dheer.
Raggan ayaa lasoo qabtay kaddib markii la dhagaystay telefoonadooda oo sida ay hay’adda sirdoonka ee dalkaasi ay sheegtay ay kawada hadleen meesha iyo noocyada hubka ee u adeegsan doonaan wareerkooda.
Keydmedia.net - Xafiiska London
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.