Soomaaliland: “Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Annaga Nama Matasho”

Muqdisho (KON) - Cali Xaamud oo ah wasiir ku xigeynka wasaarada waxbarashada Maamulka Soomaaliland oo ka hadlay magacaabista Marwo Fowsiya Xaaji Aadan oo ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ka soo horjeystay magacaabista Fowsiyo, isagoo sheegay in Fowsiyo Xaaji aysan marnaba matalin shacabka reer Soomaaliladn sida uu hadalka yiri.
Warar Keydmedia Online

Wuxuu sheegay in Fowsiyo Xaaji ay ahayd qof magac iyo sumcad weyn ku dhex leh bulshada reer Soomaaliland, balse wixii magacaabisteeda ka dambeeyay ay uga dhamaatay Soomaaliland.

Fowsiya Xaaji ayaa Xalay laga dhigay Ra

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.