KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa tirada Dadkas Qaxootiga ah tiradooda lagu sheegay in ka badan 600 oo Qof oo Dhalinyaro iyo Haween u badan.
Dadkaas markoodii hore waxaay ka carareen dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya ayaa hadana u adkeysan waayey nolosha ay Dalka Yemen ku haystaan oo awal horeba ahayd mid aan wanaagsanay kadib markii ay Dalkaas Qalalaasooyinka siyaaseed ee dhiiga badani uu ku daatay ka dilaaceen.
Dadkaas Naflacaarigaa ee Soomaaliyeed oo sida wararka lagu helayo ay ku jiraan Dumar badan, Caruur, iyo Dad- waayeel ah ayaa todobaadyadii ugu danbeeyey gaarey xuduuda kala qaybisa labada Dal ee Yemen iyo Sucuudiga iyaga oo ka rajo qabey in inta lagu guda jiro fasaxa Ciidul Adxa ay u suurtageli karto in ay dalka Sucuudiga oo kamida dalalka Carbeed kuwooda ugu nolosha wanaagsan galaan, waxaayse Sacuudigu caan ku yihiin Arxandaro iyo Soomaali naceeyb.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.