KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka mid ahaa dadkii lagu casuumay kulankaas. Wuxuuna ka hadlay mowduuc loogu magic-daray "Courageous Citizenship".
Duqa Muqdisho, Tarsan ayaa warbixin dheer ka bixiyay xaaladda magaalada Muqdisho iyo dhibaatooyinkii ay soo martay, mudaddii ay colaadu socdeen, isagoo xusay in maanta ay caasimaddu tahay mid nabdoon uuna ka socdo dib u dhis xooggan.

Sidoo kale, waxaa kulankaas ka qaybgalay madaxweynaha Switzerland, Ueli Maurer, ra
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.