KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Marxuum Maxamed Yusuf Lamaane wuxuu ahaa aqoonyahankii ugu horeeyay ee Baaritaan ku sameeya Maandooriyaha Qaadka iyo Waxyeelaha uu Biniaadamka u geysto. Baaritaankaasnah waa midka WHO ey Aasaaska ka dhigato oo marwalba ka shidaal khaadato.
Dhamaan ehelada iyo asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Eheladii iyo Asxaabtii ee uu ka tegay Marxuum Maxamed Yusuf Lamaane. Sidoo kale waxaa tacsi gaar ah u diraynaa Dhamaan reer Yusuf Lamaane Siiba Xaskiisi Safia Sheich Mohamed, Owlaadiisi Faarah Yusuf Lamaane, Caalin Mohamed Yusuf Lamaane, Faduma Mohamed Yusuf Lamaane, Sakariya Mohamed Yusuf Lamaane, Ahmed Mohamed Yusuf Lamaane, Hayaan-Amina Mohamed Yusuf Lamaane iyo Walaalihiis Dr. Axmed Yusuf Lamaane, Xaawo Yusuf Lamaane, Abshiro Yusuf Lamaane iyo Dhamaan reer Yusuf Lamaane.
Ehelada iyo asxaabta tacsida diraysaa waxay kala yihiin:
Amb. Cabdullahi Axmed Caddou
Jen. C/raxmaan Warsame Cilmi "Caare" iyo Marwadiisa
Amb. Axmed Macalim Fiqi
Amb. Maxamed Warsame Cali "kiimiko" iyo Dhamaan reer Warsame Cali Godane
Amb. Cabdi Xaaji Liibaan "Dhamancad"
Prof. Maxamuud Imaan Aadan
Prof. Cumar M. Caddou
Dr. A/llahi Warsame Takar
G/Sare Xassan Maxamed Cali Seed iyo Dhamaan reer Maxamed Cali Seed
Dr. Maxamuud? Xirsi Cilmi "Degol" Iyo Dhamaan reer Xirsi Cilmi
Dr. Xassan Abshir Xassan
Dr. Mahad Cali Yuusuf
Yusuf Barqadle "Yusuf Gaduud"
Avv. Cabdullahi Cosoble
Dr. Ahmed Adbikarim Nuur
Avv. Abdirahman Haji Ereg
Dr. Cabdullahi Xassan "James"
Maxamed Ashkir Gulled "Libaax"
Cabdicasiis Shaalac Birre iyo reer Birre
Jen. Saciid Axmed Kadiye
Xassan Cabdulle Ismaaciil iyo Dhamaan reer Cabdulle Ismaaciil
Xaaji keysh iyo Dhamaan reer Xaaji Keysh
Xassan Saciid Xassan Barre iyo Dhamaan reer Xassan Barre
Mudane Cali Kulmiye (Virginia)
Duuliye Sare Cabdiwali Jaamac Gorad iyo Dhamaan reer Gorad
Axmed Cali Waceys
Axmed Cali "Axmed Norwey"
Caraaye Cabdi Xassan iyo Dhamaan reer Cabdi Xassan
Eng. Xussein Yusuf Xaasan
Dr. C/qadir Xirsi Cali "Baladweyne"
D/Sare Cabdi Cali Gorxan
Xaawo Ottaaviyo
C/qadir Cali Warsame
Maxamuud Kulan
Warbaahinta Keydmedia oo inta badan maskax iyo waqti ku bixisa la socodka Xaaladdaha dadka Wax galka ah ee Soomaaliyeed, Shaqaalaheeda ku kala sugan dunida daafaheeda waxay tacsi tiiraanya leh hawada u marinayaan qoys-kii uu ka geeriyooday marxuumka oo uu ugu horeeyo walaalkiis ahna agaasimaha guud ee warbaahinta Keydmedia Cali Saciid Xasan.
keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.