KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa uu tilmaamay in waxa xilgan ka socda Magaalada Muqdisho aan lagu tilmaami karin dagaal isagoona taa u sababeeyay in aanu jirin wajahaad dhab ah oo uu leeyahay dagaalka ka socda Muqdisho.
Iyadoo hadalkani uu ka soo baxay Taliyaha Booliska ayaa hadana dhanka kale waxaa xusid mudan in maalin walba gudaha Caasimada ay ka dhacaan iska hor-imaadyo hubeysan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kooxaha ka soo horjeeda.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.