KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ceelkan ayaa ah mid laga helayo biyo nadiif ah, waxaana qorshaha uu yahay inuu kaafiyo intii xad ah dhibanayaasha abaarta,waxaana la qorsheynayaa ceelal kale oo dhawana la hirgaliyo.
Gudoomiye Tarsan ayaa mudadanba waxa uu ahaa mid dadaal ugu jira sidii dadka soomaaliyeed gurmadka ay u baahan yihiin loo siin lahaa.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.