Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo geeriyooday

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ahaa Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo geeriyooday

MUQDISHO - Alle ha u naxariisteen Ugaas Xassan ayaa fiidnimadii caawa ah ku geeriyooday Hoteel Mubaarak uu ka degganaa magaalada Muqdisho.

Ugaaska ayaa la caleemo saaray 25 July 2016kii kaddib markii uu geeriyooday walaalkiisa Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Ugaaska ayaa la rumeysan yahay in uu u geeriyooday Cudurka Covid 19, inkastoo aan wali la xaqiijin. 

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.