KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Sida Warbaahinta dalka Mareekanka ay Daabeceen Mareekanka ayaa Ogolaaday in Accon ay Ka furtaan Bangiga Caalamiga ah ee Dowladda Mareekanka.
Dadka Reer Minnesota ayaa ah dadka ugu Badan ee Dhaqaalaha U soo dira Soomaaliya waxaana Bangiga Mareekanka tallaabadaan uu qaaday ay ka dhigantay in uu Ka saacidi doono Shirkadaha Lacagaha Ku Xawila Soomaaliya in ay helaan qaab Fudud oo ay daba Socoto Baaritaanno Culus in Soomaaliya Lacagaha Loogu Soodiro.
Sanaddii 2011 kii dhamaadkeedii ayaa La Joojiyay Acconada Bangiga Mareekanka ay Ku leeyihiin Shirkadahaas Markii Lagu eedeeyay in ay Jiraan Lacago halkaas Laga diro Kuwaasi oo Lagu taageero Argigixisada Soomaaliya waxaana Waqtigaas wixii Ka dambeeyay ay arrintu noqotay in dadka Soomaalida ah ee Minnesota ku dhaqan ay awood u yeeshaan in ay dhaqaalo u diraan Soomaliya halkaas oo ay Ku noolyihiin Qoysaskii ay ka soo Tageen.
Sikastooy ahaataba Mareekanka ayaa hadda U Muuqanaya in uu dabcinayo qodabada iyo Xeerarka ku aadanaa Lacagaha dadka Soomaalida ah ay u diraan dalkooda Hooyo.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.