KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Deegaanada uu Wabiga ku fatahay ayaa waxaa ay hoos tagaan degmada Mahadaay ee gobbolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaana deegaan lagu magacaabo Hilwaa, halkaasoo la soo sheegayo in fatahaad xooggan uu wabigu ka sameeyay.
Ilaa hadda inta la xaqiijiyay 10 qof oo carruur ah ayaa la xaqiijiyay in biyaha fatahaadu ay qaadeen, ayadoo ay jiraan warar sheegaya inay khasaare dhimasho jirto.
Dadkii ku noolaa deegaanada ay fatahaado ka dhacday ayaa la sheegay inay isaga barakaceen guryahooda.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.