KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo markii uu Garoonka Muqdisho ka dhoofayay saxaafada la hadlay ayaa sheegay in wakhti kooban uu ku maqnaan doono dalka Uganda, isagoo sheegay in madax badan oo Afrikaan ah uu kula kulmi doono magaalada Kambaala ee xarunta dalka Uganda.
Waa safarkii ugu horeeyay ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh dalka uga amba baxo tan markii la soo doortay 10-bishii hore ee Semtember.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.