Wiil Dhalinyara Ah oo Lagu Dilay Deyniile

Muqdisho (KON)- Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay xaafada Barwaaqo ee degmada Deyniile ee gobbolka Banaadir ku dilay wiil dhalinyara ah, ayadoo aan ilaa iyo hadda laga raneynin sababta ay dilkaasi u geysteen, wayna baxsadeen ragii dilka geystay.
Warar Keydmedia Online
Wiil Dhalinyara Ah oo Lagu Dilay Deyniile

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/fataax Faarax, waxaana la sheegay in wiilkaan uu goob ganacsi ku lahaa xaafada gubta.

Dadka ku nool xaafada dilka uu ka dhacay ayaa ku soo baxay dhawaqa rasaastii ay ragaasi bastooladaha ku hubeysnaa ay ku dhufteen, waxayna halkaasi ka qaadeen meydkii wiilka la dialy.

Ragga bastooladaha ku hubeysan ayaa baabi

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.