KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qaar kamid ah dadka ku nool degmada Shallanbood oo aan siyaabo kal aduwan aan ula hadalnay waxay noo sheegeen in dagaalladu ay mudo badan socdeen islamarkaasna ay jiraan khasaare kala duwan oo ka dhashay, balse ilaa hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka.
Wararkii ugu dambeeyayna waxay soo sheegayaan in xaalada Shallanbood ay saaka xasiloontay, mana jiro saameyn uu dagaalkaasi ku reebay dadka deegaanka.
Dgemooyinka muhiim ah oo gobbolka Shabeellaha Hoose ka tirsan ayaa wali Maleeshiyaadka kooxda Shabaab gacanta ugu jira, inkastoo ay soconayaan howlgalada la doonayo in looga saaro dalka.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.