KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
| Ilaa hadda inta la xaqiijiyay hal qof oo rayid ah islamrkaana ahaa wiil aad u yar ayaa ku geeriyooday duqeynta saaka uu Markabka dagaal ka geystay magaalada Kismaayo, mana jiraan waxyeelo kale oo ka dhalatay duqeyntaasi. Markabka duqeynta geystay ayaa ahaa mid dagaal oo kamid ah maraakiibta hawlgalka ka wada xeebaha Soomaaliya waxaana la sheegay in uu ugu yaraan dhowr gantaal uu kusoo tuuray xaafadda Callaleey ee magaalada Kismaayo halkaasoo uu ku geeriyooday hal qof. Googjoogayaal ku suggan Xaafada Callaleey ee ay Gantaalada ku dhaceen ayaa Keydmedia u sheegay in Gantaalada Markabka uu soo tuuray ay sabab u ahaayeen Maleeshiyaadka kooxda Shabaabka oo iyagu ka hor intii uusan Markabta gantaalada soo tuurin ay ku rideen qoriga Leave your comment |
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.