Wariye Goordhow Lagu Dilay Muqdisho

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray qeybo ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ragg hubeysan ay daqiiqado ka hor halkaasi ku dileen wariye lagu magacaabi jiray Axmed C/laahi Fanax oo ka tirsanaa Sabaaxionline.
Warar Keydmedia Online

Warar faah faahsan wali kama aanan helin dilka wariyaha, hasayeeshee waxaa uu inaayaa xili shalay xaafada suuqa xoolaha si arxan darra ah loogu gowracay Wariye C/raxmaan Maxamed Cali oo ka tirsanaa wariyaasha ka howlgalada Muqdisho.

Faah faahhinta dib ayaan idinka soo gudbin doonaa insha allah

Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.