KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wariyaha ayaa waxaa lagu dilay meel ku dhow hoygiisa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobalka Banaar.
Sidoo kale waxaa la sheegay in ayb toogteen marxuumka ilaa iyo labo nin oo ku hubeesnaa bastoolada, ka dibna ay baxsadeen markii ay dilka geesteen.
Marxuumka oo mudo kasoo shaqeynayay warbaahinta madaxda banana ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Labo sano kahor ku biiray warabaahinta qaranka isagoo ahaa wakiilka dalka Uganda, dhowaan ayuuna dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.