Wasiirka Amniga “Waa in aan ka hortagnaa Weerarro aargoosi ah”

Muqdisho (KON) - Wasiirka Amniga Qaranka DFS, Khaliif Axmed Ereg ayaa ka digay Weerarro aargoosi ah oo ay Argagixisadda Al-Shabaab ka geestaan Dalka, kuwaaso jawaab u noqon kara dilka Axmed Cabdi Godane oo Isniintii lasoo dhaafay ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeelada Hoose.
Warar Keydmedia Online
Wasiirka Amniga “Waa in aan ka hortagnaa Weerarro aargoosi ah”

Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa digniin soo saartay Saakay, wuxuuna Wasiirka Amingu sheegay in dhimashada Godane kadib laga yaabo in Argagixisadda ay aargoosato.

Wasiirka Amniga Qaranka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay suurtagal tahay Weeraro Al-shabaab ay geeystaan oo ka dhaca Gudaha Dalka Soomaaliya islamarkaana ay ugu Aargudayaan Horjoogahoodii Axmed Godane.

Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM Heegan la galiyay, wuxuuna ugu baaqay mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.