Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xilka laga qaadey

Xilka qaadits ayaa imaanaysa xili Wasiir Cawad lagu eedeeyay dhawaan inuu musuq-maasuq ku magacaabey diblomaasiyiin kasoo jeeda beeshiisa Majeerteen.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilkii laga qaadey, waxaana lagu bedelay Maxamed C/risaaq Maxamauud.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Rooble, oo si hordhac ah KON u heshay ayaa lagu shaaciyay xilka qaadista Cawad, oo xilkan soo hayay ku dhawaad 4 sano.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.