Wasiirka Amniga Ximan iyo Xeeb “Waan Cirib tireynaa kuwa Dhirta Jara”

Moqadisho (KON) Cilmi kulane Cali oo ah Wasiirka Aminaga Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka warbixiyey Howlgalo mudooyinkii ugu danbeyey Ciidamada Amaanka Ximan iyo Xeeb ku soo qab qabaneyeen Dadka xaalufinta ba’an ku haya Dhirta.
Warar Keydmedia Online
Wasiirka Amniga Ximan iyo Xeeb “Waan Cirib tireynaa kuwa Dhirta Jara”

Wasiirkoo warbixin siiyey Goboladaradio ayaa wauu sheegay inay sii wadi doonaan inta laga waan toobaya jarista lagu hayo dhirta isla markaasna waxuu Dadka Deegaanka ugu Baaqay in ay la shaqeeyaan Maamulka oo ay soo sheegaan Cid kasta oo la arko iyadoo jareysa Dhirta oo Dhuxuleyneysa.

Waxaa wayahaan sii badanayey Burcada ka lacageysatay Jarida Geeda iyo Xaalufinta Degaanka.

Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.