Wasiirka arimaha Gudaha “Isbadal waa muhiim”

Wasiirka arimaha Gudaha Dowlada KMG Shiikh C/qaadir Cali Cumar ayaa shaaca ka qaaday in xiligan la joogo loo baahan yahay is badal iyo isu tanaasulaad in la sameeyo.
Warar Keydmedia Online

"Waa in leyska hilmaamaa wixii hore u dhacay isla markaana loo wada istaaga iminka sidii isbadal loo dhalin lahaa, maadaama bulshada ay ku daashay dagaal iyo dhibaato" sidaa waxaa yiri Shiikh C/qaadir Cali Cumar.

Waxaa uu ka dalbaday dhamaan qeybaha kale duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.