Wasiirka Arimaha Gudaha: “Waa Muhiim in aan tixgalino Dareenka dadweynaha”

Muqdisho (KON) - Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen ayaa ka hadlay sidii loosoo celin lahaa shuruucdii iyo xeerarka Gobolada iyo Degmooyinka.
Warar Keydmedia Online

Cabdikariin Xuseen ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay ka shaqeyneyso sidii sidii ay dib ugu soo celin lahaayee shuruucdii iyo xeerarkoo Gobolada iyo Degmooyinka.

"Waa Muhiim in aan tixgalino Dareenka iyo Codka dadweynaha" Ayuu yiri Wasiirka.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa ka hadlay sidii Amaanka Goboilada iyo Degmooyinka loo sugi lahaa, wuxuuna balanqaaday in Wasaaradiisu ay ka hortagi doonto Burcada iyo Dadka Dhibaatada wada.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.