KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shalay mar ay kulmeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa laga soo saaray war-murtiyeedka lagu sheegay go’aanka ay isku raaceenn golaha, sida uu wariyeyaasha u sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi.
Ciilmooge waxa uu sheegay in Wasiirrada ay isku raaceen Horumarinta Xaalada Nololeed ee Maxaabiista, isla markaana la Dar yeelo Xuquuqdooda Muwaadiniinta Soomaaliyeed si ay u helaan Caddaalad, waxaanu Carrabka ku dhuftay in ay Bulshada Maxaabistaa qabsan karaan Qareen u dooda si ay Caddaaladu u meel marto.
Keydmedia.Net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.