Wafdi Uu Hogaaminayo R/wasaare Ku Xigeenka Turkiga Oo Muqdisho Yimid - Daawo

Mogadisho (Keydmedia) - Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Ra'isalwasaare ku xigeenka Dowlada Turkiga Besir Atalay ayaa maanta galinkii hore kasoo dagay Garoonka caalamaiga ee Adan Cade ee Agaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Wafdi Uu Hogaaminayo R/wasaare Ku Xigeenka Turkiga Oo Muqdisho Yimid - Daawo

Wafdigaani maanta soogaaray gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in ay u jeedkoodu ahaa sidii ay kormeer ugu soo sameyn lahaayeen goobaha ay dadka barakacayaasha ay dagan yihiin, iyadoo uu wafdigaani si aad ah loogu soo dhaweeyay gudaha magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha gobola Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamud Nuur Tarsan iyo Ra

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.