KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“ Wuxuu nagala hadlay Mahiga dhismaha Guurti Soomaaliyeed, waana ka aqbalnay dhawaan ayaana arintaasi loo dhaqaaqi doonaa” sidaa waxaa yiri Xaad oo la hadlay warbaahinta Muqdisho.
Xubno ka tirsan odayaasha Xamar ayaa todobaadkii ina dhaafay waxa ay sheegeen in Shariif Shiikh Axmed iyo Mahiga ay wada an qorshe lagu kala dhantaalayo odayaasha isla markaana lagu abuurayo koox odayaal ah oo ka shaqeysa danaha Shariifyada iyo Mahiga.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.