Xaalada Ban’aadanimo ee Soomaaliya oo laga deyriyay

Muqdisho(Keydmedia) Sii hayaha xilka Wasaarada Bani'aadanimada dowlada KMG ah Max'ud Cabdi Ibraahim Garwene ayaa sheegaya in xaalada Bani'aadanimo ee xiligan ka taagan Soomaaliya ay ka sii dareyso marba marka ka danbeeya.
Warar Keydmedia Online

Waxa uu sheegay Garweyne in dad ka badan 3.94 Milyan oo Soomaali ah ay si weyn ugu baahanyihiin Gar gaar bani

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.