Xaalada Barakacayaasha Ku Nool Kismaayo -Warbixin

Kismaayo (KON)- Marka laga hadlaayo xaalado nolaleed ee ay ku suganyihiin Caruurta Barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha Kaamamka ee magaakada Kismaayo waa mid aad u liidato, waxaana muuqaalka caruurta Barakacayaasha ah laga dheehan karaan xaalad aad u adag oo ay kow ka tahay noolal xumo iyo daryeel la'aan xooggan oo ku heysata Xeryaha ay magaalada kaga noolyihiin.
Warar Keydmedia Online
Xaalada Barakacayaasha Ku Nool Kismaayo -Warbixin

Dhibaatooyinka ugu daran ee isbiirsaday ee heysta caruurta iyo dadka barakacayaasha ee magaalada Kismaayo waxaa kamid ah caafimaad darro, cunooyinka quutul daruuriga oo cariiri uga jira iyo xaalado kale oo isbiirsaday, mana jiro wax gar gaar ah oo ku filan oo dadkaan ay helaan, marka laga reebo kaalmo aan buurneyn oo mararka qaar ay ka helaan hay

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.