KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Munaasabadda xil wareejinta ah oo ka dhacday hoolka dugsiga tababarka Booliska ee Gen. Kaahiye ayaa ayaa la soo gaba gabeeyay, ayadoona Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu rasmi ah ula wareegay talada dalka.
Madaxweynahii Dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa Madaxweynaha cusub waxa uu ku wareejiyey boorso ay ku jiraan Ducomentiyo, nuqul kamid ah dastuurka iyo calanka qaranka oo ay ku wareejiyeen saraakiil kala metelaysay Ciidaamda xooga dalka.
Khudbada Shariif Axmed oo aad u dheereed ayaa hadaladii uu jeediyay waxaa kamid ahaa in la taageero Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.