KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“ Shacabka garabkeena way ka baxeen, waxayna jecel yihiin guul daradeena, waayo marka la eego qaabka ay wax u socdaan xiligan shacabka waa ku farxaan dhibaatada soo gaarta Shabaab” sidaa waxaa yiri Aweys oo masaajid ku yaala ceelasha kula hadlay xubna ka tirsan Shabaab.
Aweys waxa uu sheegay in dadka shabaabka nacay badankood ay yihiin kuwa ku nool deegaanada ay shabaab ka taliyaan ee duleedka Muqdisho iyo gobalada Dalka
Hadalka Xasan Daahir ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili habeen hore dhalin yaro ka tirsaneed shabaab qarax lagula eegtay ceelasha isla markaana ay ku geeriyoodeen 4 qof oo midkood uu ahaa Shabaab.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.