Warbixin: Xeel dheere Qareen ah oo Ilkaxanaf ku Eedeeyay Cadaalad darro

Muqdisho (KON) - Xeel dheere Qareen ah oo Wati badan ku soo qaatay la shaqeynta hay’adaha Garsoorka dalka ayaa si kulul u eedeeyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Caydiid Ilka Xanaf.
Warar Keydmedia Online

Garsoore Maxamed Sheekh Cabdi Max’ed oo la hadlay Idaacada Shabeelle ee Muqdisho ayaa eedeeyay Hay’adaha Cadaaladda Dowladda iyo Waxqabadka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Caydiid Ilka Xanaf.

Maxamed Sheekh oo sida Idaacada ay sheegtay muddo 30 Sano ah ka shaqeynayay Arimaha Garsoorka Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’adaha Cadaaladda Dowladda aysan Qabanin Shaqadii laga sugayay, asigoo Maxkamada Sare ee Soomaaliya ku eedeeyay Musuq Maasuq.

"Garsoorka qaladkiisa meesha uu ka yimid waa in qaab qabiil uu ku fariisto qofka ka shaqeeyo , oo aan khibrad sidaas ah u laheyn , taasoo keentay in wax badan oo howlihii Garsoorka ah ay lumaan” ayuu yiri Maxamed Sheekh.

Hay

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.