Xiisad Dagaal oo ka jirta duleedka Kismaayo

Magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda ayaa maanta laga dareemaya xiisad Dagaal, waxaana ka maqan Magaalada qadka telefoonka sida ay noo xaqiijiyeen goobjoogayaal. 

Warar Keydmedia Online

Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa shalay ku dagaalamay deegaanka Deynuunaay, daagalka ayaana yimid kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku soo qaadeen fariisin ay Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka.

Warkaan waa War DEG-DEG ah oo hada naga soo gaaray Magaalada Kismaayo, wixii Faahfaahin ah kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online. 

KEYDMEDIA ONLINE 

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.