KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka ku sugan degmada X.weyne ayaa u sheegay keydmedia in xildhibaanka ay toogteen kooxo afka duubtay oo aan la aqoonsan isagoona xiligii la tooganayay uu ka soo baxayay masaajidka marwaaz ee ku yaala degmada xamarweyne.
Xildhibaano aan la hadlanay ayaa noo xaqiijiyay geerida xildhibaanka.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.