Xildhibaan lagu dilay Muqdisho / Sodoga Madaxweynihii hore Sharif Axmed

Muqdisho (KON) - Waxaa Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Waabari Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online

Marxuumkaan oo lagu Magacaabo Mustaf Xaaji Maxamed ayaa lagu toogtay banaanka gurigiisa oo ku yaala xaafada Cali Boolaay.

Xildhibaan Mustafe Xaaji C/raxmaan ayaa dhalay Xaaska Labaad ee Sharif Sheikh Axmed Marwo Faadumo Musafe.

Illahey ha u Naxariisto Marxuumka.

Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.