Xildhibaanadii Cusbaa oo La Dhaariyay- Akhriso Liiska Magacyada

Muqdisho (KON)- Waxaa daqiiqado ka hor Xarunta Iskuul Bulisiyo ee Magaalada Muqdisho lagu dhaariyay inka badan 15 Xildhibaan oo kamid ahaa qab qalayaashii dalka bur buriyay kuwaasoo maanta loo ogaladaaya inay kamid noqdaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online

20- Xildhibaan ee maanta loo ogalaaday kamid noqoshada Baarlamaanka ayaa waxaa wata oo ay taageersanyihiin Shariif Sheekh Axmed oo kamid ah musharixiinta u taagan Madaxweynaha dalka.

Hoos Ka Akhriso magacyada:.

1-Maxamed Qanyare Afrax
2-Bootaan Ciise Caalin
3-Cumer Maxamuud Maxamed (Filish)
4-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)
5-Maxamed Ibraahim Xaabsade
6-Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf
7-Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi
8-Axmed Ducaale Geele Xaaf
9-Xirsi Aadan Rooble
10-C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf
11-Prof. Maxamed Farax Jimcaale
12-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor)
13-Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale
14-Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe
15-C/llaahi Shiikh Ismaacii

Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho

Toos ula soco Doorashada oo bilaabatay.

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.