KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xogaha laga helaayo goobtaasi ayaa sheegaya in shalay markii kulanka uu furmay kadib wakiilada ajnabiga isaga dhex bexeen dhinacyada Soomaalida iyadoo dood ku saabsan qodobada cusub ee dastuurka ay dhexmartay madaxda DKMG ah iyo Faroole.
Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeynba soo jeediyey, isagoo sheegay in la iska diidayo ku mashquulida dhaliilaha isla markaana laga wada shaqeeyo sidii horey loogu socon lahaa wada shaqeyn danaha Shacbiga.
Madaxweyne Shariif iyo Ra
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.