KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Saraakiil ka tirsan maamulka ahlu-suna oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in la xiray dadkaasi kuwa kale oo ka tirsan isla markaana ku sugan gobalka iminka baadi doon loogu jiro, wallow ay ka gaabsadeen in magacyada iyo tirada guud ee dadka la xirxiray in ay soo bandhigaan.
Magacaabista maamulkan sheegtay inuu wakiilka ka yahay bartamaha Soomaaliya ee kenya lagu dhisay waxaa si weyn uga horyimid culimada ahlu-suna oo iyagu ku sheegay talabadaasi mid aan sax aheyn, loogana gol leeyahay kala dhantaalka culimada.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.