Muqdisho (KON)- Kadib markii ay baaqdeen labo jeer oo la doonayay in Xukuumada cusub ay ku hortagto Baarlamaanka hortiisa ayaa waxaa maanta soo baxaya warar sheegayaa in maanta ugu dambeyn Xukuumada cusub ay hortago doonto golaha shacabka si codka kalsoonida loogu qaado.
Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.

Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.