KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Inkastoo ay jiraan warar soo baxaya oo sheegaya inay jiraan Xildhibaano is aruursaday kuwaasoo ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan golaha wasiirada ee maanta lagu wado in Baarlamaanka la horkeeno taasoo ay sabab uga dhigeen Xukuumada oo aan dhameystirneyn oo ay ka maqan yihiin wasiiru dowlayaashii Xukuumada.
Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Baaralamaanka Soomaaliya ka codsaday inay ansixiyaan golihiisa wasiirada cusub.
Xarunta golaha shacabka waxaa saaka ka jira dhaq dhaqaaq aad u xooggan, amaanka Muqdishana aad ayaa maanta loo adkeeyay wadooyinka inta badan way wada xiran yihiin.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.