KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ilo ku sugan xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa noo xaqiijiyay in Yariisow uu haatan ku magacaabanyahay Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.
Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya ayaa haatan ah Agaasimaha Radio Bar-kulan oo ah idaacad ku hadasha Afka ciidamada AMSIOM eek u sugan Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in maalmaha dhow Yariisow uu ku biirayo madaxtooyada Soomaaliya isla markaana uu wareejinayo shaqada uu u haayo Radio Bar-kulan.
Yariisow ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii KMG, waxaana uu soo noqday wasiirka Lacagta, Wasiirka Warfaafinta iyo Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.