LAAB-LA-KAC MAYA: XASANOW HALA XISAABTAMO

Haddii Madaxweyne Xasan uu doonayo in uu dalka Al-Shabaab ka xareeyo iyadoo ay hoggaanka Ciidanka joogaan adeegayaashii Farmaajo oo Biixi, Xijaar iyo Odawaa ugu horreeyaan waa nasiib-darro waxayna rajadiisu u muuqataa riyo maalmeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Taariikhda Madow ee Aabaha Argagixisadda Soomaaliya 

Taariikhda Madow ee Aabaha Argagixisadda Soomaaliya 

Waxaa lagu sifeeyey inuu yahay shaqsiga ugu saameynta badan Soomaaliya xilligan, waana gacanta-midig ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Nin is-qariya sidii Axmed Godane, waa taariikhda aabaha Argagixisadda Soomaaliya. 

Dhagarta Kooxda ‘Nabad & Nolol‘

Dhagarta Kooxda ‘Nabad & Nolol‘

Nabad iyo Nolol waa magac ay la baxday dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, geed-fadhigeedana uu yahay Fahad Yaasiin oo ah shakhsi kusoo dhuuntay xirfadda Warbaahinta balse xiriir la leh kooxda Al-Shabaab!

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka waxaan adinku soo gudbinaynaa Wararkii ugu waaweynaa ay Keydmedia Online tebisay Todobadii Maalmood ee lasoo dhaafay, kala soco Macluumaadkii ku dhaafay.

Da’yartii lagu laayay dagaalka Tigreegga iyo Baroorta Waalidiinta

Da’yartii lagu laayay dagaalka Tigreegga iyo Baroorta Waalidiinta

Dowladda Farmaajo ayaa kumanaan dhalinyaro ah oo lagu qalday in loo wadayo dalka Qatar si qarsoodi ah ugu dirtay sanadkii tagey Eritrea, kadibna la geliyay xeryo tababar.

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Maalin walba, Soomaaliya waxay sii galaysaa Marxalad cusub oo siyaasadeed ama mid amni, waxaana maalmo-tiris ku jira Farmaajo oo mudo-xileedkiisa kasii dhamaanayo, ka akhriso waxyaabihii ugu waaweynaa Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online

Qaroole, Koofi iyo Roobow maxay ku kala duwan yihiin?

Qaroole, Koofi iyo Roobow maxay ku kala duwan yihiin?

Taliyaha ciidamada lagu boobo doorashooyinka ee Haramcad Farxaan Qaroole, Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Koofi iyo Afhayeenkii hore ee Al-Shabaab ahna Musharax madaxweyne KGS Mukhtaar Roobow maxay ku kala duwan yihiin?

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Waxay ahaayeen Maalmo ay kulushay Siyaasadda, aadna u qabsadey hadal-heynta Bulshadda Xaraashka Shidaalka uu Farmaajo sameynayo, Muranka doorashadda oo meel sare gaarey iyo arrimo kale uga bogo Warbixinta Todobaadka ee Keydmedia Online.

Muddo xileedka Farmaajo waa Gabaabsi

Muddo xileedka Farmaajo waa Gabaabsi

Muddada dastuuriga ah ee u hartay madaxweyne Farmaajo waa Hal Bil, maanta wixii ka dambeeyana tirintu waxay isku beddeli doontaa maalmo!

Qoor-Qoor & Farmaajo oo ku heshiiyay boobka hantida Qaranka

Qoor-Qoor & Farmaajo oo ku heshiiyay boobka hantida Qaranka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Qoor-Qoor oo isku haysta inuu tala-wadaag la yahay Madaxweynaha lagu nacay keli-talisnimada ee Farmaajo ayaa waxay si wada jir ah u wadaan qorshe lagu boobayo hantida Qaranka Soomaaliyeed.

Maba Lulaninee maxay Laacdaa?

Maba Lulaninee maxay Laacdaa?

Talo-xumada haysata kooxda uu abaan-duulaha u yahay Farmaajo, geed fadhigana u yahay Fahad Yaasiin waxaa caddeyn u ah tan ay ku kacayaan dhallinyarada laga buuxiyay Hotel Decale ee gudaha garoonka Aadan Cadde.

Ballan-qaadyadii MW Farmaajo ee aan midna la Fulin

Ballan-qaadyadii MW Farmaajo ee aan midna la Fulin

Madaxweynaha talada dalka haye ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo waxa uu sameeyay ballan-qaadyo fara-badan ee uusan midna fulin, warbixintaan waxaan ka hadleenaa labo balanqaad uu sameeyay Madaxweynaha oo aan hirgalin.