Keydmedia Online Topic page

Abaar

Warar Keydmedia Online | 3 September 2022

Madaxa UN OCHA ayaa Khamiistii booqday Muqdisho, isagoo la kulmay Xasan Sheekh oo ay kawada hadleen sidii loo badbaadin lahaa nolosha Malaayiin qarka u saaran Macluul inay u dhintaan.

Warar Keydmedia Online | 25 June 2022

Malaayiin dollar ayay Madaxda dowladda ku bixiyaan safaro aan micno lahayn, xafladdo baashaal ah iyo mooshinno, taasoo shacab badan noloshooda lagu badbaadin karo.

Warar Keydmedia Online | 10 December 2022

Soomaaliya ayaa hadda wajaheysa mid ka mid ah abaarihii ugu darnaa ee taariikhda soo mara, iyadoo ay ka jirto macluul aad u daran, waxaana suuragal ah in ay dad badan ku dhintaan gaajo, nafaqo darro iyo cudurro.

Warar Keydmedia Online | 30 July 2022

Saadaasha ayaa tilmaamaysa in xaaladda bini'aadanimo ay kasii dari doonto bilaha soo socda, iyadoo xilli roobaadkii shanaad uusan si fiican uga di'in guud ahaan dalka.

Warar Keydmedia Online | 26 February 2022

Abdelmoula, oo a ku-xigeenka ergayga QM James Swan ayaa xusay in 25-ka milyan ay wax badan ka tarayso xaaladda bini'aadanimo ee degaanada sida aadka ah u saameysay abaarta.

Warar Keydmedia Online | 13 February 2022

Abaaraha ayaa sidoo kale sababay dhimashada in ka badan 700,000 oo xoolo ah laba bilood gudahood, sida ay sheegeen hay'adaha samafalka caalamiga ah.

Warar Keydmedia Online | 27 November 2021

Abaaraha ba'an ee dalka ku dhuftay bilihii u danbeeyey, ayaa saameyn ku yeeshay inta badan nolosha dadka Soomaalida, waxana soo kordhaya kiisaska dhimashada ah ee la soo werinayo.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2021

Heer aad u sareeya ayey xiligan mareysaa abaarta ka taagan Gobolka Gedo, waxaana dhamaaday badi xoolihii ay dadku dhaqan jireen.

Warar Keydmedia Online | 7 November 2021

Xaalad adag ayey xilligan wajahayaan dadka ku dhaqan, deeggaano badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya, waxaana xooggeysatay abaartii ka jirtay goobahaasi, iyadoo iminka kiisas dhimasho ah la soo werinayo.

Warar Keydmedia Online | 16 October 2021

Colaadaha ka jira gobollada Galgaduud, Shabeellaha Hoose iyo Jubbooyinka ayaa horseeday dad badan inay barakacaan, islamarkaana ay horseeday dhibaato bini’aadanimo oo sii adkaysay xaaladdii jirtay.