KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay Magaalada Caasimada u ah dalka itoobiya ee Addis Ababa iyo Magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.
Dagaal culus ayaa labadii maalmood ee ugu dambeeyay ka dhacayay gobolka, iyadoo ay barbar socdaan duqeymo diyaaradeed.
Seyoum Mesfin ayaa markii Abiy xilka loo dhiibay qabtay jagada ergayga gaarka ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha gobolka Bariga Dhexe.
Dowladda Itoobiya ayaa u balan qaadey 10 milyan oo bir ($ 260,000) qofkii u keena macluumaad ku saabsan halka ay ku sugan yihiin hoggaamiyeyaasha baxsadka ah ee Tigreegga.
In kastoo ay beeniyeen labada dal warkan, haddana ilo katirsan dowladda Mareykanka iyo shan diblomaasi oo u dhuun-daloola arrimaha gobolka Geeska Afrika ayaa sidaas sheegay.
Colaadda ka socota Itoobiya ayaa abuurtay dareen cabsi leh, iyadoo dalalka deriska la la ay wadnaha farta ku hayaan, iyagoo ka walaacsan natiijadda ka dhalan kara, hadii uu dagaalka sii daba-dheeraado.
Abiy Axmed ayaa amar ku bixiyay maalin kahor in la weerarao Caasimadda gobolka oo lagu magacaabo Mekelle, waxayna Ciidanka Federaalka billaabeen howlgal Militeri oo xooggan.
Hadalkana ayaa kusoo beegmaya xili maalintii shalay uu Farmaajo kula kulmay Villa Soomaaliya la taliyaha amaanka qaranka Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed.
Kulanka ayaa yimid kadib markii Itoobiya ay billowday inay Ciidankeeda, kuwa aan kamid ahayn AMISOM kala baxdo dalka Soomaaliya, si ay ugu biiraan dagaalka ka dhanka ah TPLF.
Al-Shabaab waxay bartilmaameed u tahay duqeymaha joogtada ah ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, maadama dowladda Soomaaliya awoodeeda daciif tahay oo ay ku tiirsan tahay AMISOM.
Abiy, oo 44 jir ah waa hoggaamiyaha ugu da'da yar Afrika, wuxuu illaa hadda diidan yahay baaqyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika, ee ku saabsan xabbad-joojin deg deg ah iyo wadaxaajood.
Ku dhawaad labo todobaad ayuu dagaal ka socdaa gobolka Tigreegga, ee waqooyiga Itoobiya, waxayna dowladda dhexe isku dayaysaa inay burburiso TPLF.