Keydmedia Online Topic page

Booliska

Warar Keydmedia Online | 20 December 2022

Booliska ayaa la aas-aasay 79 sano kahor, waxaana ay shaqadooda ahayd mid muuqata inta uusan dalka galin burburka, laakiin hadda ay sameynayaan dib usoo kabasho.

Warar Keydmedia Online | 21 January 2021

Boqolaal qof oo rag iyo dumar isagu jira ayaa isagu soo baxay fagaaraha Tarabuunka ee magaaladda Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2020

Saadaq Joon ayaa ahaa shaqsigii hogaaminayay weerarkii December 2017 lagu qaadey guriga uu C/raxmaan C/shakuur ka degan yahay Muqdisho, halkaasi oo dhowr askari lagu dilay.

Warar Keydmedia Online | 25 October 2020

Booliska Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay amniga goobaha doorashooyinka la wareegaan dhawaan, iyagoo kaashanaya Ciidamada AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 20 October 2020

Cismaan Cali Hudeey, taliyaha booliska Guriceel ayaa sheegay in markii ay wareysteen gabadha ay xaqiiqsadeen inay rabitaankeeda ku socotay, oo ay kusii jeeday ehelkeeda oo ku nool degmada.

Warar Keydmedia Online | 19 October 2020

Taliyaha ciidamada Booliiska ee dowladda federaalka, Genaral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday taliyeyaal ciidanka booliska gaar ahaan saldhigyada degmooyinka, sidoo kalena wuxuu soo magacaabay kuwa cusub oo lagu baddalayo.

Warar Keydmedia Online | 26 September 2020

Booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu la wareego mas'uuliyadda amniga goobaha doorashooyinka sanadkan soo socda, sidaas darteed wuxuu billaabay qiimeyn gobollada lagu sameynayo.