Keydmedia Online Topic page

Doorashadda

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Arrintan ayaanan la ogayn habka uu Rooble uga dhaadhicinayo Hoggaanka Villa Soomaaliya, oo isugu quudareynaya inuu boobo kuraas hor leh oo kuwaasi ka badan, si uu ugu soo baxo doorashadda loogu baratamayo jagada ugu sareeya dalka.

Warar Keydmedia Online | 27 November 2021

Waxay sheegeen in boobka uu wado Farmaajo aysan socon doonin, islamarkaana ay ka hor tagi doonaan ku shubashadda doorashadda dalka.

Warar Keydmedia Online | 27 November 2021

Mursal ayaa sida horey loo ogaa kusoo baxay kursiga uu ku fadhiyay, kaasoo uu kula tartamey Musharax Malxiis ah, oo ku xalaaleysanayay.

Warar Keydmedia Online | 24 November 2021

Waxaa si toos ah dalka uga billowday doorashadda Kuraasta Aqalka Hoose xili ay soo baxayaan cabasho ku aadan in boob lagu sameynayo kuraasta qaar.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2021

Kuraasta Gobolada Waqooyi ayaa lagu dooranayaa dhamaantodoa xerada Afisyooni, ee ku dhaw Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 14 November 2021

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, ayaa xustay in doorashadan ay haweenka kaalin wax ku ool ah ka soo hoyn doonaan, isla markaana ay u dhawdahay in ay helaan saamigooda siyaasadeed.

Warar Keydmedia Online | 10 November 2021

Kulanka ayaa diiradda lagu saarey sidii loo dedejin lahaa doorashadda Soomaaliya, iyadoo Mucaaradka ay caddeeyeen mowqifkooda inay doonayaa hanaan hufan oo loo dhan yahay.

Warar Keydmedia Online | 8 November 2021

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Muqdisho, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay gaabiska ku yimid doorashooyinka Soomaaliya iyo waxyaabaha fashilka ku keenay jadwaladii horey loo qorsheeyey.

Warar Keydmedia Online | 8 November 2021

Wasiir Falagle oo qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in khilaaf beeleed uu ka dhashay labada kursi ee ku dhiman Maamulka Galmudug, isagoo hoosta ka xariiqay in ay iminka ku howlan yihiin sidii ay arintaasi u xalin lahaayeen.

Warar Keydmedia Online | 1 November 2021

Waxaa lagu dooranayaa Muqdisho labo kursi oo kamid ah Gollaha Shacabka, waxaana la filayaa inay Maamullada kale billaabaan doorashadda mudada dib loo dhigayay.

Warar Keydmedia Online | 30 October 2021

Waxaa arinta cabsida lixaadka leh keeneysa ay tahay in hoggaanka Galmudug uusan diyaar u ahayn inuu wada hadal la galo koox diimeedkaasi,isagoo u arka xalka qori caaradiis, waana arinta qasbeysa in siyaado shakiga iyo wal walka laga qabo ASWJ.

Warar Keydmedia Online | 30 October 2021

Bulshada Banaadiriga ayaa cod dheer ku dalbaday in ay doonayaan in ay dhacdo doorasho daah furnaan ah, si ay ugu soo baxaan xildhibaano rabitaankooda ku yimid oo ay kalsooni buuxda ku qabaan.