Keydmedia Online Topic page

Doorashadda

Warar Keydmedia Online | 7 August 2021

Xabdi Xaashi ayaa dhaliilsan qaabka uu Rooble u wado hanaanka doorashadda, gaar ahaan mida Xildhibaanada gobollada Waqooyi.

Warar Keydmedia Online | 29 July 2021

Waxuu ahaa siyaasi kasoo mid noqday Dowladda C/llaahi Yuusuf, isagoo la sheegay inuu xriiri dhaw la leeyahay Axmed Madoobe oo usoo noqday gudoomiyaha gobolka Jubada Hoose.

Warar Keydmedia Online | 22 July 2021

Cabdi Xaashi oo ah odeyga ugu weyn siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland uguna miisanka culus ayaa dhawaan eedeyn u jeediyay Rooble.

Warar Keydmedia Online | 20 July 2021

Abu Cubeyda ayaa sheegay in aysan jirin cid Al-Shabaab ka badbaadin doonto Ergada doorashadda, isagoo tusaale usoo qaatay kuwii hore ee la dilay.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2021

Waxaa ku jira taliyaha booliska AMISOM, iyadoo inta kale ay yihiin Soomaali.

Warar Keydmedia Online | 11 June 2021

Wadada uu u marayo inuu ku gaaro hadafkan ayaa ah gudiyadda doorashooyinka inuu xubno badan oo NISA katirsan ku daro, iyadoo qorshuhu yahay in codadka loogu shubo Xildhibaannada taliyaha uu wato.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2020

Hirshabeelle waxaa mudo dheer kusoo jirtay khilaafyo iyo faragelin uga imaanaysa dhinaca dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Warar Keydmedia Online | 7 November 2020

Keydmedia Online ayaa bil kahor soo qortay in Fahad Yaasiin uu Xildhibaanno iyo xubno gudi doorasho ka dhigayo askarta katirsan hay'adda Nabad Sugida NISA.

Warar Keydmedia Online | 3 November 2020

Madaxweynaa ayaa sheegay in HirShabeelle markii hore lagu dhisay xaalad deg-deg ah, oo Villa Somalia dano doorasho ka lahayd 2016, haddana meel kasii xun lagu wado Maamulkiisa.

Warar Keydmedia Online | 2 November 2020

Musharixiinta is-diiwaangeliyay ayaa la filayaa inay Maalinta berri ah jeediyaan khudbadaha ay kusoo bandhigayaan barnaamijkooda siyaasadeed.

Warar Keydmedia Online | 11 October 2020

Waare ayaa doonaya mudo-korarsi, iyadoo ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha Baarlamanka ay diideen arintaas, waxayna ku adkaysteen in doorashadda waqtigeeda ku dhacdo.

Warar Keydmedia Online | 16 July 2020

Dhuusamareeb ayaa maalmaha soo socda uu ka furmi doonaa shir u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda iyo dowlad Goboleedyada kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.