Keydmedia Online Topic page

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.

Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online

Warar Keydmedia Online | 15 October 2022

Farmaajo iyo kooxdiisa ayaa mudooyinkii dambe isku aruursanayay, islamarkaana shirar ku yeelanayay dalka Turkiga.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2022

Dhowr arrimood ayuu Xasan Sheekh uga fiican yahay Xasan Sheekh Farmaajo, waxaana kamid ah la dagaalanka Al-Shabaab iyo dib u heshiisiinta dalka.

Warar Keydmedia Online | 22 July 2022

Soomaaliya waxaa la degay caqabado kaga hor gudban dhinacyada horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, amniga, faqri ka bixidda iyo cudurrada ka daawoobidda, ku biiritaanka ururkaan wuxuu Soomaaliya siin karaa iskaashi gobol oo wanaag sababa.

Warar Keydmedia Online | 4 May 2022

Wareegto uu soo saarey xalay Farmaajo ayaa lagu sheegay inaysan sharci ahayn wixii magacaabis ah oo la sameeyo kahor inta laga soo gabagabeynayo doorashada Madaxweynaha oo la filayo inay dhacdo bishan.

Warar Keydmedia Online | 3 May 2022

Waxay sheegeen inay la taageerayaan sidii uu ku dhamestiri lahaa doorashadda Madaxweynaha oo wali aan la go'aamin waqtiga ay dhacayso.

Warar Keydmedia Online | 9 April 2022

Warar ayaa sheegaya in RW Abiy Axmed uu ku cadaadiyay Midowga Afrika inuu la shaqeeyo Farmaajo, oo khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeya Rooble.

Warar Keydmedia Online | 15 March 2022

Bishii lasoo dhaafay, waxay dowladda Mareykanka xayiraad dhanka safarka ah kusoo rogtay Madaxda Soomaaliya, kadib markii ay caqabad ku noqdeen geedi socodka doorashadda iyo dimuqraadiyadda.

Warar Keydmedia Online | 5 March 2022

Xili uu saarnaa diyaarad kusii jeeday Doha Maanta ayaa lagu sawiray warqad [Folder], ay ku qoran tahay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 5 March 2022

Doha waxay diyaarsisay shaxda uu mar labaad Farmaajo kusoo laaban lahaa, iyadoo dhaqaalo malaayiin dollar ah u diyaarisay si uu codad ugu iibsado doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 19 February 2022

Farmaajo ayaa August 2021 soo saarey digreeto uu uga mamnuucayo Xukuumadda inay shirkadaha ajnabiga la gasho heshiisyo inta xiliga doorashadda lagy jiro.

Warar Keydmedia Online | 16 February 2022

Qaraxyadii ugu waaweynaa ayaa ka dhacay dalka mudadii MW hore Farmaajo fadhiyay Villa Somalia, oo talada dalka isaga isku koobay.

Warbixin Keydmedia Online | 13 February 2022

Qoraal gilgilay quluubta siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa Todobaadkii tagey kasoo baxay dowladda Mareykanka, iyadoo Safiir cusub oo ka duwan midkii hore uu kusoo degay Muqdisho, kala soco macluumaad badan Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online.