Keydmedia Online Topic page

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.

Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online

Warar Keydmedia Online | 14 August 2021

Maamulka Farmaajo ayaa noqday midkii ugu musuq-maasuqa badnaa ee soo maraya Soomaaliya mudo tobanaan sano ah.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2021

Dad badan ayaa aaminsan in khilaafka cusub uu dhabar-jab ku yahay geedi-socodka doorashooyinka dalka.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2021

Fahad iyo Farmaajo ayaa shirqool u dhigay Rooble, iyagoo ka shaqeynaya inuu ku fashilmo doorashadda dalka.

Warar Keydmedia Online | 6 August 2021

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in Rooble ugu hanjabay afarta xubnood ee isaga soo magacaabey inuu ka saarayo Gudiga doorashadda Xildhibaanada Somaliland, haddii aysan tagin goob gudiga hogaan ku dooranayo.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2021

Waxaa ku dhimatay qaraxa afar Ciyaartoy, oo Koox Heerka 1aad katirsanaa, waxaana dhaawacmay dad badan.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2021

Musharixiinta waxay sheegeen in dalka xaaladda hadda uu ku jiro ay tahay mid xasaasi ah, islamarkaana aan loo baahnayn faragelin in lagu sameeyo doorashooyinka.

Warar Keydmedia Online | 24 June 2021

Farmaajo ayaa soo wajahday xaalad quus ah, isagoo ka rajo dhigay damiciisa dib u doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 30 May 2021

Wuxuu dib usoo nooleeyay wadahadalladii Maamul Goboleedyada, isagoo wadahadallo ku dhameeyay khilaafkii doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 27 May 2021

James Swan wuxuu sheegay in hirgelinta heshiiskii doorashadda ee Sep 17 ay soo wajaheen caqabado dhowr ah.

Warar Keydmedia Online | 23 May 2021

Farmaajo ayaa ka abuuray Gedo kacdoon shacab oo ka dhan ah Axmed Madoobe, si gobolka oo isaga kasoo jeedo beel ahaan aan marna looga talin Kismaayo.

Warar Keydmedia Online | 20 May 2021

Qoraal uu u diray gudoomiyaha gudiga Midowga Afrika ayuu ku shaaciyay is-casilaadisa.

Warar Keydmedia Online | 12 May 2021

C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in Farmaajo uu wali dhibaato ka dhex-wado Ciidanka xoogga dalka, islamarkaana uu u adeegsanayo dantiisa gaarka ah.