Keydmedia Online Topic page

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.

Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online

Warar Keydmedia Online | 1 May 2021

Qormada ayaa lagu soo bandhigay taariikhda madow ee Farmaajo, oo salka ku haysa xukun isku-dhejis iyo kaligii-talisnimo, taasoo ah casharadda lagu soo barbaariyay xilligii kacaanka Maxamed Siyaad Barre.

Warar Keydmedia Online | 1 May 2021

Hadal-jeedinta Farmaajo ayaa dalbaday kadib markii uu ku dhawaaqay inuu dib ugu laabanayo miiska wadahadalka, islamarkaana uu diyaar u yahay in dib loo soo celiyo heshiiskii Sep 17 ee doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 26 April 2021

Wararka waxay sheegeen inuu Farmaajo dib ugu laabanayo Teendhada Afisyooni, si uu wadahadallo ula galo maamullada iyo Mucaaradka.

Warar Keydmedia Online | 24 April 2021

Waxaa isa soo taraya cadaadiska Beesha caalamka iyo baaqyada in dib uu ugu laabto Miiska wadahadallada doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 17 April 2021

Dalabkan ayuu u mariyay Qoor-Qoor iyo Guudlaawe oo Villa Somalia uga wakiil ah dhex-dhexaadinta Musharixiinta Hawiye.

Warar Keydmedia Online | 15 April 2021

Cali Yare oo loo yaqaano [Cali Jeeb ku jire], ayaa u qaabilsan Nabad iyo Nolol dacaayadaha Baraha Bulshadda [Social Media].

Warar Keydmedia Online | 10 April 2021

Madaxweynaha uu waqtiga ka dhamaadey ayaa isticmaalay xeelad uu ku fashilmay, oo ahayd inuu ka dhaadhiciyo Beesha Caalamka inay Deni iyo Axmed Madoobe qaswadiyaal yihiin.

Warar Keydmedia Online | 8 April 2021

Wuxuu Xildhibanada isaga taageersan si gaar ah ula wadaagay qorshihiisa shirka Afisyooni habeenkii Talaadada kadib markii uu Villa Somalia kula kulmay.

Warar Keydmedia Online | 25 March 2021

Since Dhusamareb 4 meeting last month, the regional leaders never had such an organized meeting to discuss the contentious issues related to the upcoming elections in Somalia.

Warar Keydmedia Online | 22 March 2021

Qoraal kooban oo UNSOM soo dhigtay barta Twitter-ka ku leedahay ayay ku sheegtay inay ku baaqayso si buuxda in looga wada qeybgalo shirka.

Warar Keydmedia Online | 22 March 2021

Waxuu ku billowday jawi niyad-jab ah, oo aan teendhada ku sugnayd dhinacyadii lagu casuumay oo dhan, iyadoo qol yar isku soo xireen Farmaajo iyo guul-wadiyaashiisa kadibna ku kala tagay.

Warar Keydmedia Online | 21 March 2021

Waxay tallaabadan kusoo aadaysaa xili Garoonka ay ku sugan yihiin Axmed Madoobe iyo Deni, oo mucaarad ku ah Farmaajo.