Keydmedia Online Topic page

Ikraan Tahliil

Warar Keydmedia Online | 11 June 2022

Wuxuu bixiyay wareysi gaar ah, oo uga danleeyahay sida dad badan aaminsan yihiin inuu isaga bari-yeelo eedeymaha culus ee isaga loo jeediyay, una weeciyo dhanka isaga kasoo horjeeda.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2021

Yaasiin Fareey, Kulane Jiis Mariixaan iyo Fahad Yaasiin ayaa ah ragga ugu waaweyn ee la tuhmaya inay dileen Ikraan Tahliil Faarax.

Warar Keydmedia Online | 4 November 2021

Sida ay xogta sheegayso, NISA ayaa diiday in hay'ad kale oo katirsan dowladda ay baaritaan ku sameyso kiiska Ikraan xili RW Rooble amray in lala shaqeeyo Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidanka.

Warar Keydmedia Online | 7 October 2021

Kooxda Farmaajo ayaa iyagoo ka faa'ideysanaya xiliga kala-guur damacsan inay dileen qof kasta oo kasoo horjeeda siyaasadahooda iyo kuwa ku howlan soo bandhigida xaqiiqda kiiska dilka Ikraan Tahliil.

Warar Keydmedia Online | 6 September 2021

Somalia is sliding back into conflict as top leaders are in deadlock over the control of the Intelligence agency. 

Warar Keydmedia Online | 4 September 2021

Rooble ayaa sheegay in aan lagu qanci karin warbixintii NISA ee la xiriirta geerida Ikraan, isagoo farah Fahad inuu 48 saac gudahooda ku keeno war lagu qanci karo.

Warar Keydmedia Online | 4 September 2021

Kahor inta aan warbaahinta Qaranka lagu shaacin geerida Ikraan Khamiistii, Fahad Yaasiin ayaa isaga cararay Magaaladda Muqdisho, isagoo ka baqaya in la xiro.

Warar Keydmedia Online | 4 September 2021

Horey ayay Hooyada dhashay Ikraan ugu hanjabtay in hadii lasoo celin waayo Gabadheeda iyadoo nool uu kiiska isku bedeli doono aano qabiil.

Warar Keydmedia Online | 28 August 2021

Ikraan Tahliil ayaa ku maqan gacanta Fahad Yaasiin, oo ay ka heyso xog xasaasi ah oo hadii ay afka furato ku noqon doonto dhul-gariir iyo qarax folkaano.

Warbixin Keydmedia Online | 24 August 2021

Gabadhan waxay NISA ku biirtay April 2017 xiligaas oo hay'adda agaasime ka ahaa Sanbaloolshe, oo isaga qoray, waxayna gacan-yare u noqotay AUN Eng Yariisow. Todobaad la hadalhayay kiiskeeda, saxaafadda iyo siyaasiyiinta waa ay ka aamuseen Kiiska Ikraan. 

Warar Keydmedia Online | 30 July 2021

Tan iyo June 26 ayaa la weysanaa Gabadhan NISA katirsanayd, islamarkaan xog xasaasi ah ka heysay dilkii Eng Yariisow iyo Wiilasha loo diray Eritrea. 

Warar Keydmedia Online | 22 January 2022

Beledweyne waxaa yaalla Kursiga uu raba Fahad Yaasiin inuu ku fariisto, kaasoo mudo sanado badan ku fadhiyay Faarax C/qaadir.